Raadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax raadkiisa doonid. 2. Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid. 3. Wax baarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadi ↴
raacdee | raacdo | baadiddoon | baadiddoon | baadiggef | baadiggef | idaacad | raadgooyo | raadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg