raadis
(m.l)ld raadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadis ↴
raadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadi. ld raadis.
falsafada xaqiiqaraadiska [m.dh]
(fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka.
horaadis [m.l]
ld horaadin.
kabaraadis [m.dh]
ld kabaraadid.
saraadis [m.l]
ld saraadin.
xumaraadis [m.l]
X. ah: qof jecel in xumaani dhacdo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg