Site icon Qaamuus

ereyga

Raadiyoom

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

(kiim.) Curiye bir ifta ah oo ah kaahfale cad, kana tirsan ururka alkalayn-dhuleed. Waxa ay leedahay dhawr iskugod oo cimri gaaban iyo hal iskugod oo cimri dheer kaas oo ah raadiyam-226 (cimri-badheedkeeduna ya-hay 1602 sano).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadiyoom


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version