Raadqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.
Raadqaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadqaad ↴
raadgamid | raadgan | raadqaadan | raadqaadid | raadqaadnaan | raadqaadnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg