Raadraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
Raadraac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadraac ↴
raadqaad | raadraacid | ifi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg