Raaji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaji ↴
raajin | raajis | abaadi | araaji | barraaji | barraajin | barraajis | faraajiin | maraajic |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg