Site icon Qaamuus

ereyga

Raanbi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Raar yar oo aqal Soomaaliga la dhex geliyo, oo la saaro weelasha si aan aboorka u cunin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raanbi

dharaanbiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version