Site icon Qaamuus

ereyga

Raatib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo. 2. (-byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib¹ (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raatib

laasin | laasin | ratib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version