Site icon Qaamuus

ereyga

Raawi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Bir si ay u simanto garaacid. 2. (f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raawi

raawin | raawis | raawis | raawis | raawisid | raawisnimo | daraawiish | karaawil | khamraawi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version