Raay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)1. Xiniin. 2. Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raay ↴
raayo | febraayo | maraay | meraayo | miraayad | miraayo | muraayad | muraayo | qoortool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg