Site icon Qaamuus

ereyga

Rabash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho.

Rabash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bshay, -bashtay; -bshi)

Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rabash

argaggixisannimo | rabshad | rabshadee | rabshid | rabsho | shirrabasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version