Site icon Qaamuus

ereyga

Rabbaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho.

Rabbaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya-waan rabbaayad ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rabbaysan

rabbaysmid | rabbaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version