Site icon Qaamuus

ereyga

Rafaaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rafaaji

rafaajin | rafaaq | rafaaq | rafaaqid | rifaaq | rifaaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version