Site icon Qaamuus

ereyga

Ragcad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (dii.) (ruguuc, m.dh) Gabal yar oo taayar, maro iwm oo la karayo la nooc ah oo meesha daloosha ama dillacsan lagu dhejiyo; karin. 2. (-do, m.l) ld rakcad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ragcad

rakcad | taraawiix |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version