ragle
(m.l)ld raqle.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ragle ↴
raglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld raqlee.
ragleyn [m.dh]
ld raqleyn.
raqle [m.l]
Orod tartiib ah oo gammaanku sameeyo. ld ragle.
raqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Gammaan raqle samayn. ld raglee.
raqleyn [m.f.dh]
eeg raqlee. ld ragleyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg