raq
(m.dh)Neef xoolaad oo dhintay ama la qalay.
raq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)1. Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof). 2. Xoolo biyo waran cabbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raq ↴
baraq [m.l]
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
baraqnugeyl [m.l]
ld baraqnuglaan.
baraqnuglaan [m.f.dh]
eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho.
baraqnuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.
baraqnuglow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Baraqnugul noqosho.
baraqnugul [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-glaa, glayd)
Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.
bayraq [m.l]
Calan; bandiirad.
dharaq [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
dharaqsad [m.l]
ld dharaqsasho.
dharaqsasho [m.f.dh]
eeg dharaqso. ld dharaqsad, dharaqsi.