Site icon Qaamuus

ereyga

Rar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul. 2. Hannaanka gaadiid culaab loo saaro. 3. Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.

Rar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Gaadiid culaab saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rar

gaadaami | gaadaan | haad-kacarar | baadicarar | daabbad | daabul | gaadaansan | gaadaanso | gaadiid | laabqarrar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version