rarangubyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarangubyoo ↴
rarangubyo [m.dh]
ld rarangubyood.
rarangubyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg rarangubyoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg