raransan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raransan ↴
raransanaan [m.f.dh]
eeg raransan. ld raransanaansho.
raransanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raransanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg