Site icon Qaamuus

ereyga

rarid
(m.f.dh)

eeg rar². ld raris, rarmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarid

daabul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.

oodgeddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).

qaan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin. 3. (-aaman, m.l), Meesha dhuuban ee daanka.

yeel [m.dh] (-lo, m.l)
1. Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh. 2. Inta xarig ah ee ka samaysan harag.

baqacararid [m.f.dh]
eeg baqacarar². ld baqacarar¹.

bararid [m.f.dh]
eeg barar².

cararid [m.f.dh]
eeg carar². ld carar¹ (1).

dararid [m.f.dh]
eeg darar². ld darar¹ (2).

dhararid [m.f.dh]
eeg dharar.

dibiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Awr si dibiyo ah u rarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version