rarmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax raran muddo yar dhexgelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarmi ↴
rarmid [m.f.dh]
eeg raran².
rarmin [m.f.dh]
eeg rarmi. ld rarmis.
rarmis [m.dh]
ld rarmin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg