Site icon Qaamuus

ereyga

rarriib
(m.l)

Cadaadinta wax meel lagu cadaadiyo.

rarriib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Ku r.: Wax, meel ku cadaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rarriib

rarriibid [m.f.dh]
eeg rarriib².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version