Rash
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm. 2. Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido. 3. R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rash ↴
ibamarasho | maageerasho | maangarasho | okorasho | qaashaarasho | raadtirasho | raarasho | saarasho | taarash | taarash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg