Rasuul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(rusuul, m.dh) (dii.) Nabi Ilaahay ku amray inuu cid kale gaarsiiyo waxyi loo soo dhiibay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rasuul ↴
xaddiis | xaddiisqudsi | abbaay abbaay | mawliid | rasuulnimo | shariif | siti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg