ratiban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ratiban ↴
naanays [m.dh] (-syo, m.dh)
(kiim.)Hab loo qoro iskudhis kimikaad iyadoo la isticmaalayo summadaha atamyada ku jira. Hoosgalayaashu waxay u taaganyihiin tirada atamyada. Naaneys molikiyuulku waxay ku tustaa oo keliya nooca iyo tirada atamyada ah ee ku jira iskudhiska. Dhis naaneys molikuyuulkuna waxay muujisaa sida atammadu u ratibanyihiin.
ratibnaan [m.f.dh]
eeg ratiban. ld ratib-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg