Ratiina
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabay-sanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqod-ka dambe ee ilayska.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ratiina ↴
rodh | toobin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg