Site icon Qaamuus

ereyga

Raysoom

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(bot.) Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raysoom


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version