Reen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc. 2. Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal. 3. Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin¹.
Reen
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay; -eemi)Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga reen ↴
kaadimareen | kaadimareen | oofwareen | unug-dareen-dhaqaaq | unug-dareen-wade | xameyti-mareen | badmareen | bakhtiwareen | bakhtiwareen | baqtiwareen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg