Ri'
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)Neef aricad ah oo dheddig ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ri' ↴
orgee | orgeysguur | orgoo | dhoob | gurumo | mirir | orgoodqab | qurdo | ri' | shaqad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg