Site icon Qaamuus

ereyga

ribisaar
(m.l)

ld rubisaar¹.

ribisaar
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-ray, -rtay)

ld rubisaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ribisaar

kambiyaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Lacag bangi laga deynsado oo muddo xaddidan lagu bixiyo oo ribisaarkeedu badan yahay.

ribisaarid [m.dh]
ld rubisaarid.

rubisaar [m.l]
Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.

rubisaar [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-ray, -rtay)
Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version