Rifan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(jool.) Falka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, dabayl ama mawjadaha baddu amase ay dhag-xaantaasi xoqdo kuwo kale.
Rifan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)Maqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.
Rifan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)Maqaar, maro iwm wax la rifay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rifan ↴
carroguur | duf | rifmid | rifnaan | rifrifan | rifrifan | sarrifan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg