Rifrif
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm. 3. Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
Rifrif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid. 2. Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rifrif ↴
rifrifad | rifrifan | rifrifan | rifrifasho | rifrifid | rifrifmid | rifrifnaan | rifrifnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg