Rigrig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tolmo lagu celceliyo, la adkeeyo. ld rigrigo.
Rigrig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Weel rigrigo afka kaga tolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rigrig ↴
qarbidix | qarbidix | rigrigan | rigrigasho | rigrigee | rigrigeyn | rigrigid | rigrignaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg