Site icon Qaamuus

ereyga

Rigrigo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.

Rigrigo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Weel rigrig ku tolasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rigrigo

qarbidix | rigrig | rigrig | rigrigasho | rigrigee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version