Site icon Qaamuus

ereyga

Riig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro.

Riig

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

R. ah: hilib dhaylo ah.
riigid*

Qooleyda marka ay iskutag sameynayaan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

cafaariigsi*

diyaar garow shey


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riig

betrooliyam | cariigsad | cariigsasho | cariigsi | cariigso | ceel | riigbax | riigbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version