Riir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Googo'laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado. 2. Cayil ay keento dhalid la'aantu.
Riir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld riiq².
Riir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riir ↴
anfariir | anfariir | anfariiri | anfariirid | anfariirin | anfariirsan | anfariirsanaan | anfariirsanaansho | bariir | biciriir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg