Site icon Qaamuus

ereyga

riiraxyo
(m.dh)

Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riiraxyo

dhigdhiko [m.dh]
Qufac isdaba joog ah; riiraxyo.

dhigdhikoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Si isdaba joog ah u quficid; riiraxyood.

riiraxanyo [m.dh]
ld riiraxyo.

riiraxanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld riiraxyoo.

riiraxanyood [m.l]
ld riiraxyood.

riiraxyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof riiraxyo dareemid. ld riiraxanyoo.

riiraxyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg riiraxyoo. ld rii-raxanyood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version