Rimmay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)Ilmaggaleen; min.
Rimmay
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:Geela ama xoolaha inta rimman. ld rimmayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rimmay ↴
awrdhaw | rimmaybaarid | rimmaygacmeed | rimmayo | rin | xubin dhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg