Site icon Qaamuus

ereyga

Ris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.

Ris

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed laamo dhaadheer, dhuu-dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ris

saabbuunmaris | xaadiris | baadiqaris | jaanguuris | nabaadguuris | qaaris | qaarris | uris | uriso | ururis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version