Site icon Qaamuus

ereyga

Riyaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.

Riyaaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riyaaq

guux | riyaaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version