Rodol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Halbeeg culayseed u dhigma 16 wiqiyadood (habka ingiriiska).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rodol ↴
faraasilad | wiqiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg