Site icon Qaamuus

ereyga

roob-deyreed
(m.l) (-roobab ..., m.l)

(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka ka da'a Bariga Afrika, sannadkii, laga billaabo Oktoobar ilaa Disembar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh roob-deyreed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version