Roob-gu'eed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab ..., m.l)(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roob-gu'eed ↴
roob-gu'eed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg