Roobi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Roobdoon akhriyid. 2. Roob saadaalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roobi ↴
ooroobid | qaaligaroobid | ugaaroobid | uuroobid | abaaroobid | bakaaroobid | bidaarroobid | biiroobid | caaroobid | cambaaroobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg