Site icon Qaamuus

ereyga

Rubbaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Naakhuudaha markabka ama doonida. 2. Ninka doonyaha ama maraakiibta dekedaha ku xira.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rubbaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version