Site icon Qaamuus

ereyga

Ruduc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.

Ruduc

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dcay, -ducday; -dci)

Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruduc

rudcid | ruducsan | ruducsanaan | ruducsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version