Site icon Qaamuus

ereyga

Rug caafimaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go ..., m.l)

1. Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah. 2. Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rug caafimaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version