Site icon Qaamuus

ereyga

Rukuuc

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-co, m.l/dh)

Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.

Rukuuc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rukuuc

rakuuc | rakuuc | rakuucid | rakuucsan | rakuucsanaan | rakuucsanaansho | rukuucid | rukuucsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version