Site icon Qaamuus

ereyga

Ruqso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Idan; fasax. 2. Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo. 3. Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.

Ruqso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Geed si xoog leh dhul uga siibasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruqso

durruqso | duruqso | ruqsad | ruqsasho | ruqsee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version