Ruqur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qro, m.l)1. Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa. 2. Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah.
Ruqur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qro, m.l)(bot.) Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruqur ↴
qaabile-kiimikaad | dareeme-kiimikaad | suuris-jiilaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg